Weerar lagu dilay dad Kenyan ah oo lagu qaaday gaari Bas ah iyo Al Shabaab oo ka hadashay

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday gaari bas ah oo marayay deegaan lagu magacaabo kutulo oo kuyaala duleedka magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya. Warbaahinta Al Shabaab ayaa sheegtay in weerarka lagu beegsaday gaari bas ah oo kasoo safray magaalada Nairobi kuna sii jeeday Degmada Mandheera, … Continue reading Weerar lagu dilay dad Kenyan ah oo lagu qaaday gaari Bas ah iyo Al Shabaab oo ka hadashay